gurey15
gurey15
  • 2
  • 109 719
dagaal maa socdo mise damashaad lolz
Переглядів: 245

Відео

halkeen ka helaahalkeen ka helaa
halkeen ka helaa
Переглядів 109 тис.12 років тому

КОМЕНТАРІ

  • @bukharimaxamud1593
    @bukharimaxamud1593 3 місяці тому

    Ax wxn wy hees dhaftay manta igu horaysa dhagysigeeda waxanan joga germany Bremen meel ka idhahdo 😢❤

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 6 місяців тому

    This song is my favorite at all time. Who is listening this song in 2024?

  • @I_and_I-daily
    @I_and_I-daily 9 місяців тому

    It's 2023 now..I am 22 years still my favorite song

  • @IfraaxCilmi-qi7fu
    @IfraaxCilmi-qi7fu 11 місяців тому

    Halkeen ka hela marke dhado Horay aka helee adhihi jirnay anago dugsileey😢 hadane hoya ahay wala wenaday

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed517 Рік тому

    Long time wlhi 2009 iyo hagardher adun

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому

    Xamar bad kahelin Huuno💖😊

  • @maslaxmaslax6896
    @maslaxmaslax6896 Рік тому

    😭😭

  • @AhmedMahamed-sh6wk
    @AhmedMahamed-sh6wk Рік тому

    2004 Aroos Aan Laga Shidin Burco aroos Mahayn 😪

  • @AhmedMahamed-sh6wk
    @AhmedMahamed-sh6wk Рік тому

    Axyaa Xasuus walahay heestan Kiin Jamac Waa In Maxkamad Lagu soo Taagaa Maxa Yeelay way Kufsatay😪Inta ila aaminsan in heestan meel looga dhacay Like Saara Please

  • @abdikafarahmed3757
    @abdikafarahmed3757 Рік тому

    This song takes me back to 2006 when I was intermediate class. I used to listen this song every afternoon when I came back 4m school wat a Remarkable days!.Old is Gold!!!!

  • @suriyastar_
    @suriyastar_ Рік тому

    22/12/2022 coming soon 2023 old is gold ❤️

  • @engmoha9615
    @engmoha9615 Рік тому

    Old is gold ✨ 06-12-2022 hbeen khmiis ah baan daawanayaa 😆✌

  • @Abdi-libaax
    @Abdi-libaax Рік тому

    2022

  • @ismailahmedhassan8865
    @ismailahmedhassan8865 Рік тому

    2008 dii xasuus wxn joogah dalka masar alla wakhtigu siduu u ordayaa ilahow cimiriga noo siyaadi maanta wxn ahay oday 2008 wxn jiray 27

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Рік тому

    And it was this moment that all the childhood memories came to my mind.

  • @anwaramekk
    @anwaramekk Рік тому

    Habeenku wuu qurux badanyahey jewigiisuna waa mid dhexe, dadkoo dhani wey hurdaan laakiin aniga iyo gacalisadeyda #ROWDA♥️🖇 waxaan ku jirnaa wakhtiga aanu mustaqbalkayaga qorsheysano oo aanu qorshayaal dejisano si aan maalin uun u noqono #Aabo iyo #Hooyo goosta miraha jaceylka kuwaas oo ah #Awlaad baari ah, waxa noo dhaxeysa masaafo dhan #1083km Hargeisa ilaa Muqdisho hadana sidaas ooy tahey dad isla jooga waanu iskaga dhownahey oo waanu ku qanacsanahey qadarta ALLEH iyo wixii uu noo qorey oo dhan. Waxaanu si wada jir ah u dhageysaneynaa heestan oo markii hore aan anigu ku luuqeeyey kedib #UA-cam ka ayaanu soo wada booqaney waxaanan helney originalka heestan #HalkeenKaHelaa. 12/09/2022 salaasa, abaaro 12:40am Waxaan soo booqan doonaa mar kaleh qoraalkan xusuusta noo ah, idinkuna hadaad aragtaan commentigan, DUCO noo reeba aniga iyo mataanteyda si aan isku hantino maalin uun insha allaah. Jaceylku Ha waaro.♥️🖇

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому

    2007-dii shalay ayuun bay ahayd markaan dhagaysan jiray aar waqtigu muxuu ordayaa🥺🤕 Gabadha qaadaysa waan salaamay ( Raaxo cadar)

  • @andres6864
    @andres6864 2 роки тому

    My favorite song, love Somalia from Spain, one day I would travel there 🇪🇦❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Ysoorre
      @Ysoorre 2 роки тому

      We welcomed You brother

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 2 роки тому

    Old is gold wlhi. 🤍💔 anoo class dhex fadhiya baan dhagaysanayaa wlhi xiisad carabi ah 5/1/2022. Form four

  • @abdulnasersaidalli1229
    @abdulnasersaidalli1229 2 роки тому

    Intii sideydo kale dawaneysa 2021 like

  • @abdirahmanjimalesaid2955
    @abdirahmanjimalesaid2955 2 роки тому

    😂😂wa oynlaha lkn dadko dhan ba calaacalkibkandhamday mxa sameya

  • @faidali7745
    @faidali7745 2 роки тому

    Anaoo sii ilaabayo heestaan baa midoo soo duubtay lkn kuma hakane asalkii heesta baa UA-cam kasoo baartay

  • @QaysMovies
    @QaysMovies 2 роки тому

    Heeestan anigoo jacaylkaygiii haysta aids ababa 2005 ayaan dhagaysan jiray walaahi 2021 ayaan dhagaysanaya anigoo caruuur leh matkaan dhagaysto waaan oooooyaaaa jacaylkaygiii ugu horeeeyey la ilaawo Faysa frome burco, Anigaa hada qaaadayaa halkeeen ka helaaaaa halkeeen ka helaaa

  • @jimalehassan2959
    @jimalehassan2959 2 роки тому

    2013___2021 waLi hadi Aad daawaneYzo heestaN You are Legend

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 роки тому

    Wow🎻🎻

  • @hussein00057
    @hussein00057 2 роки тому

    Axlaa hees mcn badan o casirga walbo lajaan qaadi karto

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil6275 3 роки тому

    Gabadhan cid ka cod macaan waayey fanaaniin badan oo dumara ayaa qaaday heestan balse gabadhan ma gaadhaan axyaa sawt

  • @mimicharapova6018
    @mimicharapova6018 3 роки тому

    Magaced fananadan????

  • @foziaabdullahi4304
    @foziaabdullahi4304 3 роки тому

    Feisal Amin wankujeclhy mcn

    • @hamdiabdi5991
      @hamdiabdi5991 3 роки тому

      Sido kala jecelkeyga fouzia abdullahi dek

  • @yahyeabdi5516
    @yahyeabdi5516 3 роки тому

    Old is gold heestan wxn radiyoba manta helay. 2021. Manta oo Jcyl dhab ah ihayo aan heestan iyo heestii nagma dhagystay

  • @abshirinhoofficial6065
    @abshirinhoofficial6065 3 роки тому

    2021 hada dhegeysaneyso like iisar

  • @mufasa5957
    @mufasa5957 3 роки тому

    old is gold!

  • @muktarwadhanole9585
    @muktarwadhanole9585 3 роки тому

    Tears on my eyes if I hear this song 😭😭😭

    • @andres6864
      @andres6864 2 роки тому

      Same 😭🇪🇸❤️🇸🇴

    • @abdimq6345
      @abdimq6345 Рік тому

      Xasuus back in 2002 and 2003

  • @abdallahussein7563
    @abdallahussein7563 3 роки тому

    Fanaanada magaceeda yaa igu caawin kara???

  • @shaahidbeesaani
    @shaahidbeesaani 3 роки тому

    2003 Kaaba Galaas Anoo Ah Baan Ardayda Hortooda Ka Qaadi Jiray mar marna da Hurdada Ayaa Ku Qori Heer Waxaan Gaaray Aan Dhagax Kula Qoro Sabuurada Si Uusan U Tirtirnimo Caruurnimo iyo Qaan Gaarnimo Waa Cudur Laga Koro

  • @najmanuur6860
    @najmanuur6860 3 роки тому

    Salan iga gudoma inta wax hory uso jeclaty yacni ki caashaqa la dhahayay oo an ku gulesan first jeclkoda wxan darema ina nasib badnahy madama aanan illa hada wax jeclan kkkkkk

  • @najmanuur6860
    @najmanuur6860 3 роки тому

    Guys kuligin xasuus ni galisy heestan qaar jeclkodi So xasuusty qaar heesta waqtige dhagesten so xasuusty Ani hadaba igu horeso codkan lkn shaadiyo ku arky ina hada la qadina ereyadan ka daremy😊😘😍

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 3 роки тому

    Sida loo kalabobay kagarty qofkilahaa inuusan jogin ama uusan Fanka kujirin

  • @user-ub4mh2zt7q
    @user-ub4mh2zt7q 3 роки тому

    Shadiya sharaf mooday taqaaday

  • @k5thy847
    @k5thy847 3 роки тому

    2021 mustaqbal ayay noqotay

  • @abdirizak9810
    @abdirizak9810 3 роки тому

    2021 i'm still crying😢💔

  • @abdirizak9810
    @abdirizak9810 3 роки тому

    Hestan xusus gaara ayay iledahy walhi 2013 iyo jacylkeygi wyruxda badna ayan so xasustay😨

  • @optimisticmanchannel3945
    @optimisticmanchannel3945 3 роки тому

    heestaan dadka hada soo qaaday wey ku dheeleen wlh orginal wax ka macaan ma jiraan

  • @ADIIZHINHO
    @ADIIZHINHO 3 роки тому

    Ano dugsi dhigto 2006 xasusta in hoyo I diidi jirtaY inan hestan dhageyst wayo 24h ayan dhagta ku heyn jiraY....15 sano kadip wali wan jeclahay hestan mana aqaan sababta😢😢😢

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 3 роки тому

    Laxan kan waa mid kamida kuwaan ujeclahay 😍😍😍

  • @quenarawelo5753
    @quenarawelo5753 3 роки тому

    2021 inta dhgysnyso liketa ismujiya

  • @rahmobaariyow9525
    @rahmobaariyow9525 3 роки тому

    Fananada magaceda wax shegoyo uma jeedo Hees io badh🥰 mucaashaqinta daremi kara 30 april 2021 ban dib udhageysanaya

  • @ahmedhussein2938
    @ahmedhussein2938 3 роки тому

    I don't bro

  • @ahmedhussein2938
    @ahmedhussein2938 3 роки тому

    Kiin jaamac malahan waxa iskale khalid king

  • @ahmedhussein2938
    @ahmedhussein2938 3 роки тому

    M.a waa beelo